Latest News

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha gudaha Oo Ka Hadlay Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Iyo Odayaasha Dan Iyo Duco

Hargeysa, May 21, 2024 (Haatufonline) – Wasiir Kuxigeenka wasaarada Arimaha gudaha JSL Mudane Cabdilaahi Xuseen Maxamed oo hada shir’jaraaid qabtay ayaa warka ku tilmaamay dhaqan xumo siyasadeed

Wasiir Cabdillaahi ayaa yidhi shirka saaka ka qabsoomay qasriga Madaxtooyada ee Madaxweynaha JSL ku casuumay gudiga Horumarka ee dan iyo duco waxa uu ahaa kulan taariikhiya waxanan ka mid ahaa Wasiiradii goob jooga ka ahaa kulankaa waxa uu ku soo dhamaaday is faham buuxa iyo wada shaqayn wanaagsan.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*