Latest News

Wasiiru Dawlaha Warshadaha Ethiopia Oo Go’aan Sax Ah Ku Tilmaamay Aqoonsi Somaliland Ka Hesho Ethiopia.

Addis Ababa, June 6, 2024 (Haatuf.online) -Wasiirka Warshadaha Ethiopia Terekegn Bululta Oo Shacabka Iyo Dawlada Somaliland U Mahadnaqay.
Mr Bululta ayaa sheegay in Riyada Itoobiya ee ah in ay hesho marin ay badda ka gasho ay noqonayso mid dhab ah.

Sida uu ku sheegay qoraal uu bartiisa X ama Twitterka uu soo dhigay.
Waxaanu intaasi ku daray inuu mahad naq uga soo jeedinayo dawladaha iyo shacabka Somaliland iyo Itoobiya.
Sidoo kale Wasiir Terekegn ayaa Aqoonsiga Somaliland ay siinayo Ethiopia ku tilmaamay go’aan sax ah.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*