Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan la qaatay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka

Hargeysa, October 10, 2024 (Haatufonline)-Madaxweynaha Somaliland mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyadda kullan kula yeeshay xubnaha Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland.
Ujeedada Kullanka ayaa ahayd sidii loo dardar gelin lahaa habsimi u socodka arrimaha doorashooyinka fooda inagu soo haya.
xubnaha guddiga doorashooyinka ayaa dhankooda madaxweynaha Qaranka uga xog-waramay sida ay ugu diyaar garoobayaan guddi ahaan qabsoomida doorashada.
Leave a comment