Madaxwaynaha Puntland oo Masuuliyiinta Dowlada Federaalka Ah Ee Ku Sugnaa Puntland Ku Amray Inay Degdeg Uga Baxaan

Garoowe, March 21, 2020 (Haatuf) – Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray deegaanada maamulkiisa kaga mabnuucay masuuliyiinta dawladda Soomaaliya ee uu horjoogaha u yahay Farmaajo.

Halkan hoose ka daalaco nuxurka qoraalkaas:-
Leave a comment