Wafdii Masaari Ah Oo La Filayo Inuu Todobaadkan Booqasho Ku Yimaaddo Somaliland
Hargeisa,November 29,2020(Haatufonline)- Wafdi diblomaasi ah oo ka socda dalka Masar ayaa la filayaa inuu todbaadkan booqasho ku yimaaddo dalka Jamhuuriyadda Somaliland iyadoo shalay Sabtidii caasimadda Koonfurta Sudaan ee Jubba lagu soo dhaeeeyey madaxweynaha Masar Cabulfataax Alsiisi iyo wafdi uu hogaaminayo.
Leave a comment