Latest News

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wefti Ka Socda Midawga Yurub

Hargeysa, November 24, 2021 (Haatufonline) – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo wehelinayan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo Agaasimayaha guud ee wasaradda Ayaa Kulan la Qaatay.
Wefti ka socday Midowga Yurub iyo EUCAP, Laurianne Comard – Madax Barjaamijyadda Amniga iyo Ilaalada Badda ee European Union, Fabian Loewenberg – Ku Xigeenka Hay’adda EUCAP, Ronnie Willman – Madaxa Xafiiska EUCAP ee Hargeisa, Mahad Ahmed Xidhiidhiyaha Mashaariicda Ciidamada Badda ee Hayada EUCAP, Adnan Hagoog – Wakiilka Xafiiska European Union ee Somaliland.
Kulankan ayaa lagaga wada hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin sidii Midowga Yurub iyo Jamhuuriyadda Somaliland uga wada shaqayn lahaayeeen Baddacas.

Connect with us on Facebook