Salmaan Daadir Madaxii Qaybta Qaraxyada Alshabaab Ee Mudug Oo Gacanta Lagu Dhigay
Muqdisho,February 14,2023(Haatufonline)-Ciidamada dawladda Somalia iyo maleeshiyada Macawislayda ee deegaanka Camaara ee gobolka Mudug oo iskaashanaya ayaa maanta gacanta ku dhigay Salmaan Daadir oo ahaa madaxii qaybta qaraxyadda Alshabaab u qaabilsanaa gobolka Mudug.
Daadir ayaa lagu qabtay gaadhi isaga iyo alaabooyinka laga sameeyo walxaha qarxaa ay saarnaayeen.
Leave a comment