Dhaqaale Xumo Durtaba Soo Waajahday Itoobiya Iyo Abiy Axmed Oo Maciinsaday In Safaaraduhu Qaadhaan Lagu Taakulaynayo Hawlaha Dagaalka Kasoo Ururiyaan Qurbejoogga
London,November 17,2020(Haatufonline)-Dawladda Itoobiya ayaa dadka Itoobiyaanka ah ee qurbaha ku nool waydiisatay qaadhaan lagu taakulaynayo hawlaha dagaalka labada todobaad [...]