Wasiirka Qorshaynta Oo Sheegay In Somaliland Aanay Marnaba Aqbali Doonin Inay Qayb Ka Noqoto Barnaamijka Ay Qaramada Midoobay Ugu Talogashay Somalia 2021-25 Dawladaha Deeqaha Bixiyana Kala Kulmi Doonaan Arintan.
Hargeysa,October 27,2020(Haatufonline)-Wasiirka Qorsheynta Somaliland Xasan Gaafaadhi ayaa barnaamijka Qaramada Midoobay ay ugu talogashay inay ku bixiso mucaawinooyinka [...]