79 Ton Oo Ka Kooban Maadada Salfayuurik Eesidh (Sulphuric Acid) Ee Loo Adeegsado Qaraxyada Oo Xamar Gacanta Lagu Dhigay
Muqdishu,October 14,2020(Haatufonline)-Hayadaha ammaanka ee dalka Somalia ayaa gacanta ku dhigay 79 ton oo ka kooban maadada Sulphuric Acid ee loo adeegsado sameynta walxaha [...]