Maraykanka Oo 8 Ka Mid Ah Masuuliinta Iran Kusoo Rogay Cunaqabatayn Kuna Eedeeyey Inay Ku Lug Leeyihiin Arimo Xasilooni Darro Ah
Washington January 12,2020(Haatufonline)-Maamulka madaxweyne Trump ayaa Jimcihi dhaweyd cunaqabatayn kusoo rogay 8 ka mid ah masuuliinta dalka Iran kuwaasoo loo aaneeyey [...]