Hoggaanka Xisbiyada Somaliland Oo Wada-Jir Usoo Dhaweeyey Maalinka Komishanku U Cayimeen Qabsoomidda Doorashooyinka
Hargeysa, January 17, 2021 (Haatufonline) – Hoggaanka sare ee saddexda xisbi qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si wada-jir ah usoo dhaweeyey maalinta ay [...]