Madaxweyne Biixi Oo Bulshada Somaliland U Diray Farriimo La Xidhiidha Doorashada Iyo Sidii Loo Dooran Lahaa Dad Xilkas Ah
Hargeysa, January 11, 2021 (Haatufónline) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si qoto dheer uga hadlay xaasaasiyadda doorashooyinka [...]