Dhisme Guri Oo Ku Dumay Wajaale Oo Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Isugu Jira
Wajaale, September 24, 2020 (Haatufonline) – Guri uu Dhismihiisu ka socday magaalo ganacsiyeedka Tog-Wajaale ayaa dumay, waxaana ku dhintay Afar qof oo uu ku jiro [...]