Xeer Ilaaliyaha Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Nooca Dacwada Ee Lagu Oogayo Cabdirisaaq Khaliif
Hargeysa, June 8, 2023 (Haatufonline) -Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan, ayaa sheegay in dacwada uu kusoo oogay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada [...]