Dawlada Somalia Oo Sheegtay In 100 Dagaalyahan Oo Al-Shabaab Ah Ay Ku Dishay Gobolka Galguduud
Muqdisho, November 9, 2022 (Haatufonline) – War-saxaafadeed ay soo saartay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka xoogga dalka, saaxiibada caalamiga ah iyo [...]