Buulobarde: Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay 27 Dagaalyahan Oo Al-Shabaab Ka Tirsan
Buulabarde, September 21, 2022 (Haatufonline) – Milatariga dalka Maraykanka ayaa sheegay inay badhtamaha gobolka Hiiraan ay ku dileen 27 dagaalyahan oo ka tirsan kooxda [...]