Warar Cusub Oo Tilmaamaya In TPLF Gantaalo Kusoo Weerari Doonto Adisababa Iyo Magaalooyinka Ugu Waaweyn Gobolka Amxaarada
Adisababa,November29,2020(Haatufonline)-Warar laga helay diblomaasiyiinta shisheeye ee fadhiya caasimadda Itoobiya ee Adisababa ayaa tibaaxay in ururkii TPLF ee xukumayey [...]