Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan la qaatay qaar kamida masuuliyiinta, Salaadiinta, Cuqaasha iyo Waxgarad kasoo jeeda Gobollada Awdal iyo Salal.
Hargeysa, June 30, 2024 (Haatufonline) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi, oo ay wehelinayaan wasiirka wasaaradda gaashaandhiga , mudane [...]