Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Sheegay In Ciidanka Boolisku Ay Ka Fashiliyeen Rabshado Lagu Khalkhal Galinayo Ceerigaabo.
Ceerigaabo, May 25, 2024 (Haatufonline) – Badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Muuse, ayaa sheegay in ciidanka Boooliska gobolka oo gacan ka helayey qaybta saddexaad [...]