Madaxweyne Muuse Biixi oo shacabka Caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada Salaadda Ciidal-Adxaha.
Hargeysa, June 28, 2023 (Haatufonline)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda, gaar ahaan masjid-jaamaca weyn ee [...]