Jabkii Xulafadii Iran Kadib Ma Laga Yaabaa In Xuuthiga Iyo Alshabaab Isku Milmaan
Weeraradi ay Xuuthiyiintu bilaabeen Oktoobar 2023 ee ay maraakiibta la beegsanayeen waxay aakhirkii albaabada u xidheen marinadii Baddi Casayd iyo Qoorigii Suways( Sueez [...]