Qadar Iyo Erdogaan Oo Ka Shaqaynaya Kulan Dhexmara Farmaajo Iyo Kenyaata Si Xal Kama Dambays Ah Looga Gaadho Muranka Badda.
Istanbuul,December 12,2021(Haatufonline)-Dawladda Qadar iyo madaxweynaha Turkiga Dayib Erdogaan ayaa ka shaqaynaya sidii loo kulansiin lahaa madaxweynaha mudadiisu dhamaatay [...]