Fahad Yaasiin Oo Qalqaalinaya Inuu Dhinaca Itoobiya Kasoo Galo Somalia Kadib Marka Caawa Lagu Celiyo Turkiga
Istanbuul,September 17, 2021(Haatufonline)- Waxa la filaya in caawa dalka Turkiga lagu celiyo Fahad Yaasiin agaasimihi Nisa ee dhawaan xilka laga qaaday oo ku jiray rakaabkii [...]