Somalia Waxay U Afduubantahay Fahad Yaasiin Farmaajana Kama Horiman Karo Oo Wuxu La Qaatay In Kiiska Ikraan La Dambabaso
Muqdisho,September 10,2021(Haatufonline)-Dalka Somalia ayaa mar kale galay qalalaase siyaasadeed oo cakiran kadib markii uu madaxweynaha mudo-xileedkiisu dhammaaday ee [...]