Madaarka Muqdisho Iyo Farqiqa U Dhaxeeya Soo Dhaweyntii Madoobe Iyo Deni Ee Doorkan Iyo Xiligii Farmaajo
Muqdisho,May 23,2021(Haatufonline)-Labada madaxweyne ee Jubaland iyo Puntland ayaa qaab deganaanshe iyo kalsooni ku dheehantahay uga soo degay madaarka Muqdisho taasoo aad [...]