Isagoon Ka Firsan In Fiiso La Siin Doono Ayuu Farmaajo Kiraysatay Sharikad U Qabanqaabisa La Kulanka Xildhibaano Maraykan Ah
Newark,April 23,2021(Haatufonlie)-Madaxweynihii Somalia ee mudo-xileedkiisu dhammaay Farmaajo ayaa kiraystay sharikad Maraykan ah oo uga dhex ololaysa Congresska Maraykanka [...]