Masuul Sare Oo Ka Tirsan Maamulka Madaxweynaha La Doortay Ee Maraykanka Joe Biden Oo Ka Digay Xasuuq Ka Dhaca Maqale Kuna Baaqay In Colaadda Gobolka Tigray Lagu Soo Afjaro Wadahadal
Wilmington,November 25,2020(Haatufonline)-Jake Sullivan oo ah ninka uu madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden u magacaabsy inuu noqdo la taliyehiisa dhinaca ammaanka [...]