Isku Soo Bax Lagu Taageerayo Qaranimada, Fanaaniina Lagu Abaalmarinayo Oo Lagu Qabtay Fagaaraha Khayriyada Hargeysa.
Hargeysa, June 3, 2024 (Haatufonline) – Dadweyne tiro badan ayaa caawa isku-soobax balaadhan oo lagu taageerayo qaranimada Somaliland ka dhigay fagaaraha Khayriyada ee [...]