Shirkii Adhi-Cadeeye Ee Nabadeynta Laba Bilood Oo Wada Dega Sool Iyo Sanaag Oo Maanta Guul Lagu Soo Gabagabeeyey Kadib Markii Laga Heshiiyey Xalna Laga Gaadhay Ku Dhawaad 150 Kiis
Adhicadeeye ,Octobar 31,2020(Haatufonline)-Waxa maanta magaalada Adhicadeeye lagu soo gabagabeeyey shir nabadeed lagu heshiisiinayey laba bilood oo wada dega gobolka Sool ee [...]