Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Dood Iyo Falanqayn Ka Yeeshay Heshiiska Ay Wada-Gaadheen Soomaaliya Iyo Wakiilka Qaramada Midoobay
Hargeysa, October 17, 2020 (Haatufonline) – Fadhi aan caadi ahayn oo golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland uu yeeshay maanta oo Sabti ah oo uu shir-guddoominayey [...]