Taajir Ku Xidhan Xuutiyiinta Oo Ruushka U Dhoofiya Dhalinyaro Ka Qaybgala Dagaalka Ukraine.
Haatufonline,March 5,2025 Cabdulwali Cabdoo Xasan Al-Jaabiri oo ah gabacsade ka mid ah hogaamiyeyaasha Xuutiyiinta ayaa ugu yaraan dhawr boqol oo ka mid ah dhalinyarda reer [...]