Qaar Ka Mid Ah Xildhibaannada Gobolada Darafyada Somaliland Oo Shalay Ka Baxay Doodda Xeerka Doorashada Oo Socota
Hargeysa, September 1, 2020 (Haatuf) – Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland ugu jira Gobollada Sanaag-bari iyo Awdal ayaa Shalay ka baxay Xarunta [...]