Maraykanka Oo Weerar Ku Dilay Sarkaal Al-shabaab U Qaabilsanaa Samaynta Bamka
Kurtunwarey, August 21, 2020 (Haatuf) – Masuuliyiinta dawladda Somalia ayaa sheegay in weerar ay qaaday diyaaradda aan duuliyaha lahayn ee dalka Maraykanka maalintii [...]