Wasiirka Gaashaandhigga Oo Kormeeray Fadhiisimada Ciidanka Somaliland Ee Gobolka Selel
Lawyo-caddo (Haatuf) – Wefti uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Somaliland Md. Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid), oo ay weheliyo hoggaanka hawl-galinta [...]