Madaxweynaha Somaliland Oo Tabobar U Furay Dufcaddii Ugu Horraysay Ee Loo Carbinayo Saraakiil Ciidan
Darar-weyne, (Haatuf) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta deegaanka Darar-weyne ee duleedka magaalada Hargeysa ka daah-furay [...]