Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka JSL Oo Qaabilay Safiirka Iyo U Qaybsanaha Difaaca Ethiopia Oo Ay Ka Wadahadleen Xoojinta Iskaashiga Amniga Ee Labada Dal
Hargeysa, February 13, 2025 (Haatufonline) – Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Guuto Nimcaan yusuf Cismaan (Gaaxnuug) ayaa Taliska Guud ee Ciidanka [...]