Manchester City Oo Ku Guuleysatay Koobka Horyaalada Kooxaha Yurub Kadib Markii Ay 1-0 Ku Garaacday Kooxda Inter Milan
Istanbul, June 10, 2023 (Haatufonline) – Manchester City ayaa markii ugu horeysay ku guuleysatay koobka Champions League markii ay 1-0 ku garaacday kooxda Inter Milan [...]