Ciidamada Qaranka oo Dhirbaaxo Kulul ku Dhuftay Ciidamada Huwanta ee ka dagaalama Laascaanood.
Laascaanood, May 18, 2023 (Haatufonline)-Fadhiisimadda Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee Laascaanood ku sugan waxa maanta Weerar qorshaysan ku soo qaaday [...]