Kooxda Chesea Oo Qarka Saaran Inay €70 Milyan Ku Iibsato Laacibka PSG Ee Achraf Hakimi
London,April 29,2023(Haatufonline)- Kooxda kubadda cagta ee reer London ee Chelsea ayaa qarka u saaran inay iibsato laacibka caanka ah ee kooxda Paris Saint Germain ee Achraf [...]