Igad Oo Sudan U Diraysa Ergo Nabadeed Oo Ka Kooban Madaweyneyaasha Kenya,Djibouti & Koofurta Sudan
Nairobi,April 16,2023(Haatufonline)-Urur goboleedka Igad ayaa dalka Sudan ee dagaalku ka socdo u diraya ergo nabadeed oo isku dayda xabad joojin iyo dhexdhexaadinta labada [...]