Golaha Wasiirada Somaliland Oo Iftiimiyey Muhiimadda ay Leedahay in Laascaanood laga sifeeyo Ciidammada Puntland, Kooxaha Argagixisada Ah, Si loo Sugo Xuduudaha Dalka.
Hargeysa, April 6, 2023 (Haatufonline) – Qodobo Laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland. Wuxuu goluhu hambalyo iyo taageero u muujiyey ciidammada qalabka [...]