Maxkamada Ciidamada Puntland Oo Dil Toogasho Ah Ku Riday 13 Xubnood Oo Al-Shabaab Ah
Garoowe, March 8, 2023 (Haatufonline) – Maxkamadda Ciidamada ee maamul Puntland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay 13 nin oo ka tirsanaa Alshabaab iyo Daacish [...]