Degdeg: Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Sheegay Inay Dagaalka Ku Qabteen Tikniko iyo Maxaabiis Farabadan.
Hargeysa, February 27, 2023 (Haatufonline) – Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu u taagan yahay difaaca Qaranimada Somaliland marwalba. Haddaba Ciidmada [...]