Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Ergo ka Socotay Dalalka Norway iyo Turkiga
Hargeysa, December 6, 2022 (Haatufonline) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley ergo ka kala socday [...]