Ciidamada DANAB Oo Gudaha U Galay Saldhigyo Al-Shabaab Ku Leeyihiin Tooratoorow, Kana Soo Qabtay 6 Dagaalyahan
Muqdisho, June 6, 2022 (Haatufonline) -Ciidamada Danab, gaar ahaan kuwa ururka 4-aad, ee guutada 16-aad ee kumaandooska, ayaa gudaha u galay saldhigyo kooxda Al-Shabaab ay ku [...]