African Development Bank Group Oo Baahiyey Cida Ku Guulaysatay Qandaraaska Dhismaha Jidka Boorama Ilaa Lowyacaddo

Hargeysa, July 11, 2020 (Haatuf) – African development Bank Group oo baahiyey cida ku guulaysatay qandaraaska dhismaha Jidka dheer ee Fardaha Boorama ilaa lowyacaddo oo dhan 280KM, ka dib markii wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta Jidadku u gudbisay baahinta qandaraaska sida ku cad warqadahan.



Leave a comment