Al-shabaabka Duurka Iyo Kuwa Gudaha Dawladda Oo Isku Haya Saami Qaybsiga Lacagta Kasoo Hoyata Cashuurta
Muqdisho, August 17, 2020 (Haatufonline) – Ururka Alshabaab ayaa ku kala qaybsamay siday u kala qaybsan lahaayeen lacagta kasoo gasha cashuurta ay dadweynaha ka qaadaan.
Khilaafkan cashuurta ayaa waxa uu ka dhex aloosmay madaxda kala hogaamisa Alshabaabka duurka ku jira ee loo yaqaan Abu- Cubayda iyo Alshabaabka ku sugan gudaha dawladda ee loo yaqaan Abu-Cumar.
Siday ilo ku dhawdhaw Alshabaab sheegeen waxa suurtogal ah inay todobaadadan ay dalka gudihiisa ka dhacaan qaraxyo ay labada kooxood midba ka kale ku xumaynayo.
Leave a comment