Brazil Oo 2 Iyo O ku Garaacday Serbia
![FB_IMG_1669322794424](https://www.haatufonline.com/wp-content/uploads/2022/11/FB_IMG_1669322794424-620x264.jpg)
Brazil Oo 2 Iyo O ku Garaacday Serbia
Doxa, November 24, 2022 (Haatufonline) – Ciyaar xiiso leh oo caawa ka dhacday garoonka Lusail Staduim ee dalka Qatar ayaa dhexmartay xulalka Brazil iyo Serbia oo ka wada tirsan Groupka G ee ciyaaraha Koobka Aduunka.
Ciyaartan ayaa ahayd mid caalamka si weyn looga daawanayey, hase yeeshee qaybtii hore ayaa lagu kala nastay goolal la’aan, base qaybtii dambe ee ciyaarta ayaa waxa u suuragashay xulka Brazil inuu ciyaarta kusoo afmeero 2:0 uu kaba badiyo xulka Serbia.
Leave a comment