Cabdiraxmaan Ciid Daahir Oo Loo Magacaabay Wasiirka Horumarinta Magaalooyinka Ee DDS

Jigjiga, March10,2021(Haatufomline)- Isku shaandheyn u Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somaalida Mustafe Cagjar ku sameeyey golaha xukuumaddiisa sagaalki bishan ayaa waxa uu Wasiirka Horumatinta Magaalooyinka u magacaabay Cabdiraxmaan Ciid Daahir.
Ka hor intii aan xilkan cusub loo magacaabin Cabdiraxmaan Ciid waxa uu ahaan jiray Wasiirka Dooxooyinka ee DDS.
Leave a comment